Madaxda Soomaaliya iyo Kenya oo la isku keenay iyo Kulan hada uga socda Jabuuti

Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle iyo Ra’isul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa ka shaqeeyay in ay isku keenaan Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya oo khilaaf xoogan u dhaxeeyo. Magaalada Jabuuti waxaa hada ka socda kulan afar geesood ah oo u dhaxeeya Madaxweynaha Soomaaliya, Madaxweynaha Kenya, Madaxweynaha Jabuuti iyo Ra’isul Wasaaraha Itoobiya. Kulankan ayaana ah mid … Continue reading Madaxda Soomaaliya iyo Kenya oo la isku keenay iyo Kulan hada uga socda Jabuuti